Dayuuradaha dagaalka Maraykanka oo duqeyn ku laayey 14 ruux oo isku qoys ahaa

Dayuuradaha dagaalka Maraykanka ayaa duqeyn ku laayey afar iyo toban ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo ay ku jiraan saddex carruur ah. Duqeynta ayaa ka dhacday degmada Chahar Dara oo ka tirsan gobolka waqooyiga Afghanistan ​ku yaalla ee Kunduz. Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay iney beegsadeen xarun weyn oo ay leeyihiin dagaalyahanada Taliban. Isbahaysiga Maraykanku hogaamiyo … Continue reading Dayuuradaha dagaalka Maraykanka oo duqeyn ku laayey 14 ruux oo isku qoys ahaa